Home / Macluumaad (page 3)

Macluumaad

UNICEF: 14 milyan oo carruur ah oo halis ugu jira nafaqo-darro daran

Himilo – Qiyaastii 14 milyan oo carruur ah ayaa wajahaya khatar weyn oo ah inay waayaan taageerada iyo adeegyada nafaqada, sababo la xiriira hoos u dhaca maalgelinta caalamiga ah, sida lagu sheegay falanqeyn hordhac ah oo UNICEF ay soo bandhigtay ...

Read More »

Sanadkii 2024 oo noqday kii ugu daldalaadda badnaa dunida tan iyo 2015

Himilo – Hay’adda Amnesty International ayaa daabacday warbixin muujinaysa in in ka badan 1,500 oo qof lagu fuliyay daldalaad sanadkii 2024 – taasoo ka dhigaysa sanadkii ugu dhimashada badnaa tan iyo 2015. Warbixinta ayaa sheegaysa in dalalka Iran, iyo Ciraaq ...

Read More »

Carruurta Qasa oo wajahayaa musiibo bini’aadanimo oo kasii daraysa xilli la xusay Maalinta Caruurta Falastiin

Himilo – Caruurta ku nool marinka Qasa waxay weli la tacaalayaan weerarka joogtada ah ee Israa’iil, kaasoo ka jaray cunto iyo biyo iyagoo hor istaagay gargaarkii bini’aadannimo ee muhiim ahaa, kuna tuntay xuquuqdooda aasaasiga ah sida waxbarashada, taasoo keentay musiibo ...

Read More »

Cilmi baaris: Cudurka macaanka ayaa dhibaato ku haya dadka Afrika

Himilo – Cilmi-baadheyaal ayaa ka digay in nooca 2aad ee macaanku uu saameyn karo malaayiin qof oo dheeri ah sanadaha soo socda, ka dib markii daraasad bishii hore la daabacay ay muujisay in cudurka uu ku fidayo dadka ku nool ...

Read More »

Sidee looga ciiday Muqdisho?

Read More »

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ciidda Soonfur iyo mid kamid ah suuqyada Muqdisho

Read More »

Jarmalka: Waalidiinta carruurta ku qasba soonka oo la ciqaabayo

Himilo FM –Wasiirka cadaaladda gobalka Hesse ee dalka Jarmalka Eva Kune Hermann ayaa taageertay in la ciqaabo waalidiinta carruurtooda ku qasba inay soomaan bisha Ramadaan. Iyadoo la hadleysay wargeyska dalka Jarmalka ee Bild, wasiirka ayaa xustay in waalidiinta ku qasba ...

Read More »

Maxay tahay in la sameeyo 10 dambe ee Ramadaan?

Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...

Read More »

Sidee ayuu u dhacaa Ictikaafka bisha Ramadaan?

Himilo – Ictikaafku wuxuu dhacaa inta lagu guda jiro tobanka beri ee ugu dambeeya bisha Soonqaad. Micno ahaan waa in lagu sugnaado masaajidka mudadaas. Qorrax dhaca maalinta 20-aad ee Ramadaan ayuu billowdaa Ictikaafku, wuxuuna dhammaadaa marka la arko bisha Soonfureed. ...

Read More »

Sida loo maareeyo calool xannuunka bisha Ramadaan

Himilo – Dad badan ayaa ka cawda calool xanuun marka la gaaro bisha barakeysan ee soon-qaad. Sida dhaqaatiirtu sheegaana xanuunka ayaa badanaa laga dareemaa qeybta sare ee caloosha. Waxa uu ka billawdaa hal bar isaga oo ku fida illaa dhabarka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan