Himilo-Milkiilaha orgiga ugu qaalisan Australia ayaa ku sifeeyay orgagiisa in uu “leeyahay owood xad dhaaf ah” Waxaa lagu kala iibsaday aduun dhan $21,000 taas oo ka dhigan in uu yahay orgagii ugu qaalisanaa dunida, sida warbixinta lagu cadeeye. Andrew Mosely ...
Read More »Macluumaad
Taariikh nololeedkii Axmed Siilaanyo oo Hagreysa ku geeriyooday
Himilo-Waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Siilaanyo), oo ahaa madaxweynihii hore ee Somaliland. Allaha u raxmadee Axmed Siilaanyo, wuxuu ka mid ahaa ruug cadaayadii siyaasadda Soomaaliya iyo Somailand nus c qarni ka badan isagoo door shariifa ...
Read More »Shacabka Soomaaliland oo u dareeray Goobaha Cod bixinta
Himilo- Shacabka Soomaaliyeed meel waliba oo ay joogaan waxay isha ku hayaan doorashada ka socota Soomaaliland taas oo rajo galineysa guud ahaan Jamhuuriyada Faderalka shacabka ku nool oo mudo dheeraan aan cod kooda ku ciil bixin. Shacabka Somaliland ayaa saaka ...
Read More »Bitcoin oo gaartay heerkii ugu sareysay taariiqda
Himilo-Qiimaha Bitcoin ayaa gaaray ku dhawaad $90,000, iyadoo gaartay taariiqda heerkii ugu sareysay. 24-kii saac ee ugu dambeysay, qiimaha lacagta cryptocurrency-ga ugu weyn ee Bitcoin ayaa wuxuu ku kacay $80,800 wuxuuna gaaray heer sare oo ah $89,900. Toddobaadkii hore waxay ...
Read More »Dadka Soomaaliyeed maxay ka baran karaan doorashada Mareykanka?
Himilo-Waxaa soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimadda ee Mareykan-ka, doorashada waxaa ku guuleystay madaxweynihii hore ahna musharihii xisbiga Jamhuuriga Donal Trump. Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ee 2024 waxay mar kale soo bandhigtay nidaam doorasho oo ah mid adag, hufan, iyo mid ka ...
Read More »Goorma ayaa la filayaa inay soo baxdo natiijada doorashada madaxtinimada Mareykanka?
Himilo- Shacabka Mareykanka ayaa safaf dhaadheer ugu jira inay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxweynaha dalkaa, xilli uu hardan weyn u dhaxeeyo xisbiyada dimoquraadiga iyo Jamhuuriga musharixiintooda. Kamala Harris iyo Donald Trump ayaa xoogga saaray gobollada muhiimka ah ee go’aamin kara ...
Read More »Yaxaaskii ugu weynaa taariiqda xayawaanada la xanaaneeyo oo geeriyoday
Himilo- Yaxaaskan oo dhararkiisu uu gaaraye 5.48 mitir waxaa lagu haye dalka Australian, Muddo qarni kabadan, waxa uuna geeriyooday isagoo da’diisu tahay 110 sanno. Yaxaaska oo culeyskiisu gaaraye hal ton, ayaa xaaladiisa caafimaad sii xumaanaysay tan iyo Oct 15, sida ...
Read More »Roobab qasaaro gaystay oo ku dhuftay dalka Spain.
Himilo- Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Spain taariikhdeeda casriga ah, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ka da’een gobolka bari ee Valencia. Maamulka Valencia ayaa sheegay, in fatahaaddu qaadday buundooyin ...
Read More »Israel oo xasuuq ba’an ka geysatay dalka Lebanon
Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerarada Israa’iil ee gobolka Bekaa ee Bariga Lubnaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Lubnaan. Laba carruur ah ayaa ka mid ah dadka la dilay weeraradaas, iyadoo 12 goobood oo ku yaalla gobolka Baalbek, ...
Read More »Maqal: Khataraha ka dhalan kara shidaalka Soomaaliya haddii aan si sax ah loo maamulin
Himilo-Shidaalka waa khayraad dabiici ah oo qiimo leh, haddii si habboon loo maamulo, wuxuu gacan ka geysan karaa horumarka dhaqaale iyo xasiloonida bulshada. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waxay la kulmi kartaa caqabado waaweyn haddii nidaamka maamulidda shidaalka uusan hufnaan ...
Read More »