Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Haweenka (page 3)

Haweenka

Bangladhesh: Haweenay leh labo ilmo galeen oo dhashay mataano

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Bangladhesh oo leh labo ilmo galeen ayaa dhashay mataano inka yar bil kaddib markay dhashay cunug sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Arifa Sultana Iti oo 20 jir ah ayaa loola cararay isbitaalka Khulna ...

Read More »

WHO: Haweenka ayaa xilligan ka cimri badan ragga

Himilo FM –Khubaro katirsan hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegay in celceliska da’da nolosha dadka caalamka korortay tan iyo sannadkii 2000 inka badan 5 sanno. Warbixinta hay’adda WHO ayaa xustay in koror laga dareemayo celceliska da’da dadka caalamka tan iyo billowgii ...

Read More »

Hindiya: Koox haween ah oo muddo 20 sanno ah ilaalinaya keymo

Himilo FM –Koox haween ah oo ka kooban 75 qofood ayaa maalin kasta oo kamid ahayd 20-kii sanno ee la soo dhaafay waxay ilaalinayaan dhul keymo ah oo cabbirkiisu yahay 75 Hectare oo ku yaalla gobalka Odisha ee dalka Hindiya. ...

Read More »

Lakulan – Gabadha 19 jirka ah ee magacyada u bixisa carruurta Shiinaha

Himilo FM –Beau Jessup oo 19 jir hal-abuure ah ayaa boqolaal kun oo doolar waxay ka heshay adeeggeeda online-ka ah ee “Special Name” kaasi oo waalidiinta Shiinaha ka caawiya inay magac Ingiriis ah u dooraan carruurtooda. Dalka Shiinaha, magac habboon ...

Read More »

9 kalkaaliso oo ka shaqeeya hal isbitaal oo wada yeeshay uur wadareed!

Himilo FM –Mid kamid ah isbitaalada ku yaalla dalka Mareykanka ayaa daaha ka qaaday in 9 kalkaaliso oo wakhti isku mid ah yeeshay uur inay mar dhaw dhali doonaan waliba xilliyo isu dhaw. Isbitaalka Maine Medical Center oo dhaca magaalada ...

Read More »

Ingiriiska: Oggow sheekada ka danbeysa xariga haweenay 104 jir ah!

Himilo FM –Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xeray haweenay 104 jir ah oo aan gelin wax danbi ah nolosheeda hase ahaatee tallaabada lagu xeray waxaa ka danbeysa sheeko xiiso leh. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa goor sii horreysay qoray in  Anne ...

Read More »

Haweenay furriin ka dalbanaysa ninkeeda oo ka jeclaaday hooyadii!

Himilo FM –Dalka Kuwait, haweenay ayaa furriin ka dalbatay saygeeda iyadoo dacwad ka geysay maxkamad sabab la xiriirta inuu ka doorbiddo kana jecel yahay hooyadii. Xaaska oo aan la shaacin magaceeda ayaa sabab uga dhigtay go’aankeeda furriinka in saygeeda uu ...

Read More »

Gabar baraha bulshada ka baafisay saaxiibkeed oo ka lumay!

Himilo FM –Waxaa baraha bulshada looga faa’iideysan karaa siyaabo kala duwan keliya kuma koobna in wax lagu qoro lagana helo wararka. Tani waxaa tusaale u noqon kara sheekada gabar Mareykan ah oo uu meel loo dalxiiso kaga lumay saaxiibkeed iyaga ...

Read More »

Haweenay 6 cunug ku dhashay sagaal daqiiqo gudaheed!

Himilo FM –Haweenay Mareykan ah ayaa lix cunug ku dhashay muddo sagaal daqiiqo ah isbitaalka The Woman’s Hospital of Texas‎ ee dalka Mareykanka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Tailama Tachaka ayaa dhashay lix cunug oo labo kamid ah yihiin ...

Read More »

Maxay tahay sababta haweenay 104 jir ah u codsatay xabsi?

Himilo FM – Waxay nooshahay muddo 104 sanno ah oo aysan sameyn wax dambi ah ama khilaafsan sharciga hase ahaatee waxay hadda dooneysaa inay tijaabiso dhinaca kale ee nolosha. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa qoray in haweenay lagu magacaabo Anne ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan