Home / Haweenka (page 2)

Haweenka

Dhismayaasha Guryaha Muqdisho oo fursad u noqday Haween badan,Daawo

Dib u dhiska ka socda dalka gaar ahaan Muqdisho marka laga soot ago dadka dhisanaya Guryaha dhaadheer iyo dadka dhismayaashaas dhisa waxaa bar bar socda fursado shaqo oo ay ka heleen Haweenka. Guryaha qaar ayaa dhismahooda qaataa sanado halka kuwo ...

Read More »

Dhaqtaradda Farshaxanka sameysa,Daawo

Faadumo Cismaan, waxaa ay 2019kii billowday farshaxanka guryaha iyo qurxintooda sida ay ku sheegtay warbixintan. Waxaa ay sheegtay in markii hore ay ka aragtay baraha Bulshada hayeeshee isku day ay sameysay ku guuleysatay. Waxaa ay culeys kala kulantay sida ay ...

Read More »

Maqaayadda u gaarka ah Haweenka, daawo

Muqdisho ayaa laga hirgeliyay Maqaayad u gaar ah Haweenka taas oo sameysa cuntooyinka ay jecelyihiin Haweenku. Maqaayadda ayaa waxaa inta badan lagu sameeyaa cuntooyinka fudud eel eh dhadhanka dhanaanka sida ay sheegeen howlwadeennada. Adeegyada ay Haweenka halkan ka helaan waxaa ...

Read More »

Gabdho dharka ay ku sameeyaan Soomaaliya dibadaha laga soo dalbado,Daawo

Koox Gabdho ah ayaa Muqdisho ka hirgeliyay mehrad Ganacsi oo ay ku tolaan dharka Haweenka iyaga oo ka sameeya macaash badan. Haweenkan ayaa sidoo kale waxaa faa’iido badan ku qaban haweenkii dharka a tolan jiray Mehradaha Ragga ay maamulaan oo ...

Read More »

Kalkaalisada Cuntada karisa,Daawo

Anisa Khaalid Cabdi; waxaa ay cilmiga Caafimaadka ka heysataa shahaaddada 1aad ee Kalkaalisanimada waxaase ay ku shaqeysaa shaqo taas ka duwan. Waxaa ay leedahay goob ay ku sameyso cuntooyinka fudud, waxaa ay sheegtay in ay ka hesho cuntooyinkan sidaas darteedna ...

Read More »

Barnaamijka Haweenka,dhegeysi

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.

Read More »

Barnaamijka Haweenka,dhegeysi

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.

Read More »

Barnaamijka Haweenka

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.

Read More »

Barnaamijka Haweenka,Dhegeysi

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.

Read More »

Dhegeysi:Barnaamijka Haweenka

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan