Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Tomori ‘waan la yaabay’ wicitaanka Milan

Tomori ‘waan la yaabay’ wicitaanka Milan

0

Himilo – Saxiixa cusub ee Milan Fikayo Tomori ayaa qirtay inuu layaabay markii uu wicitaan ka helay  kooxda Rossoneri. ‘Waa fursad aanan diidi karin.’

23 jirkaan daafaca ah ayaa ku soo biiray hoggaamiyaasha Serie A isagoo kaga soo biiray Chelsea amaah isagoo leh dookh lagu iibsan karo.

“Waa koox taariikh weyn leh, tani waa fursad aanan iska diidi karin,” ayuu daafaca reer England u sheegay Website-ka rasmiga ah ee Milan.

Amaahda Chelsea ayaa shaaca ka qaaday falcelintiisii ugu horreysay markii Milan ay u yeertay.

“Waan la yaabay, markii aan la hadlay Paolo Maldini, daafaca ugu fiican ee abid soo ciyaaray kubada cagta, waan ogaa inay tani tahay halka aan doonayo inaan noqdo iyo halka aan doonayo inaan kubad ku ciyaaro. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan imaado halkan. ”

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version