Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Toure: “Waxaan doonayaa inaan howl-gab ku noqdo kooxda Man City.”

Toure: “Waxaan doonayaa inaan howl-gab ku noqdo kooxda Man City.”

0

Muqdisho – Yaya Toure ayaa sheegay inuu ciyaarihiisa ku dhameysto kooxda Manchester City – oo ayna ku adkaan laheyd xirashada maaliyadda naadi kale.

Heshiiska toure ayaa dhacaya bisha July – midkoodna isaga iyo macalin Guardiola ma oga haddii wiilka u dhashay dalka Ivory Cost loo kordhin doono heshiiska.

Pablo Zabaleta ayaa loo tilmaamay in albaabku furan yahay marka uu dhamaado heshiiska uu kula jiro naadiga uu dhamaado.

Toure ayaa u muuqda mid wali mugdi uu kaga jiro mustaqbalkiisa City, hayeeshe wuxuu naawilayaa haddii sida Zabaleta uu tegis go’aansado ay uga baahan tahay waqti uu kaga baaraan-dego.

“Kubbada cagtu waa amakaag,” ayuu yiri kadib kulankii ay Watford 5-o kaga adkaadeen. “Wali waan awoodaa inaan sii ciyaaro, mise jecli inaan ku socdo xirashada maaliyad kale. Waxaan xirfaddayda ku dhameysanayaa City

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version