Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad UK oo laga dhisayo barkad lagu tababari doono cirbixiyeenada

UK oo laga dhisayo barkad lagu tababari doono cirbixiyeenada

0

Himilo – Barkadan oo laga dhisi doono waddanka Britain waxay noqon doontaa marka la dhameeyo midda ugu moolsan uguna weyn caalamka.

Dhismaheeda waxaa ku bixi doona  £150 milyan. Waxaa lagu tababari doonaa cir-bixiyeenada. Waxaana laga dhisayaa Cornwall oo ka tirsan UK.  

Cabbirkeeda ayaa ah 50m oo lagu dhuftay  40m. Sidoo kale waxay hoos u dheer tahay ma u qodan tahay  50m oo fogaan gunta hoose ah.

Barkadda ayaa qaadkeedu yahay 42,000 cubic Mitir oo biyo  ah. Ugu 160 shaqo ayay barkadan abuuri doontaa halka laga heli doono macaash dhan  £8 milyan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version