Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Vinicius Junior oo go’aansaday in uu u dagaalamo booska Real Madrid

Vinicius Junior oo go’aansaday in uu u dagaalamo booska Real Madrid

0

Himilo- Vinicius Junior ayaa lagu soo waramayaa inuusan dooneynin inuu  ku riixo heshiis amaah ah oo uu kaga tagayo Real Madrid.

In kasta oo uu filanayay kulamo badan inta lagu guda jiro ololihiisa labaad ee garoonka Bernabeu, Vinicius waxaa la siiyay kaliya afar bilow iyo shan bedel tartamada oo dhan.

Kaliya soo bandhigid qeyb yar ah ayaa keentay in la isla dhex maro mustaqbalka 19 jirka, iyadoo si ku meel gaar ah loogu wareejinayo koox kale oo yurub ah bartamaha ololaha.

Si kastaba ha noqotee, sida laga soo xigtay Diario AS, xiddiga reer Brazil ayaa go’aansaday inuu sii joogo Los Blancos si uu ugu dagaallamo booska ku bilaabashada weerarka.

waxaa weli ka harsan shan sano qandaraaskiisa kooxda ka ciyaarta La Liga.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version