Home Arrimaha Bulshada Wadamada cunaqabateynta ugu culus dunida ay saarantahay.

Wadamada cunaqabateynta ugu culus dunida ay saarantahay.

0

Himilo-dal marka la doonayo in lacunaqabateyo waxaa loo saaraa dhowr nooc, mid dhaqaale, mid amni, mid siyaasadeed, mid xariir iyo dhowr nooc oo kale. Waxaa jira dhowr wadan oo in kabadan dhowr kun oo nooc oo cunaqabateyn ah ay saaranyihiin, dalalkaa waxaa ka mid ah.

Dalkasta inta nooc ee saran iyo sida ay u kala badanyihiin halkan ka aqriso.

Russia: 17,937

Iran: 4,672

Syria: 2,803

North Korea: 2,152

Belarus: 1,417

Myanmar: 908

Venezuela: 747

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version