Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Wareysi: Muhiimadda waxbarashada u leedahay Gabdhaha

Wareysi: Muhiimadda waxbarashada u leedahay Gabdhaha

0

Waxbarashada waxaa ay muhiim u tahay Aadanaha sida Ilaahey ku sheegay Diintiisa suubban, marka ay joogto waxbarashada Gabdhaha waa lagu kala argti duwanyahay inkasta oo sanadihii ugu dambeeyay laga gudbayay aragtida ah in aan gabdhaha wax la barin,Dadbadan ayaa dood wali ka qaba in Gabdhaha wax la baro

Gabdhaha xagga xuquuqda waxaa ay la simanyihiin Wiilka marka laga reebo Diyada, haddana dhibaato ayaa wali ka jirta in gabadhaha kala sinnaadaan wiilasha dhinaca waxbarashada.

Dadka qaar waxaa ay qabaan in aysan wax faa’iido ah lahayn laakiin taas beddelkeeda dad kale oo ka argti duwan ayaa sheegaya in Gabdhaha oo wax la baro ay kaalin ka qaadato mustaqbalka Caruurta dhalaneysa iyo dhaqanka guud ee Bulshada, haddaba faa’iido intee la eg ayey leedahay waxbaridda Gabdhaha,waxaa su’aashaas iyo kuwo kale ka jawaabeysa Faaduo Axmed oo baratay Shareecada

Wareysiga

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version