Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Wax ka ogow maqaayadda ku taalla Australia oo ay keliya ka shaqeeyaan...

Wax ka ogow maqaayadda ku taalla Australia oo ay keliya ka shaqeeyaan mataanayaal

0

Himilo – Hal-abuurnimada iyo tilmaam kuu gaar ah oo aad leedahay ayaa kamid ah sababaha suuqgeynta guuleysata waayaha maanta. Qof kasta ayaa baadi goobaya wadooyin uu ku billaabo howl cusub oo uu ka sameyn karo lacag.

Bogga lolwot ayaa warbixin kooban ka qoray maqaayad ku taalla Australia oo keliya shaqaaleysiisa mataanaha si ay ugu shaqeeyaan macaamiisheeda.

Aragtida maqaayadda ayaa u muuqata mid adag laakiin ma aha qasab in macaamiisha noqdaan mataanayaal wada dhashay.

Maamulaha maqaayadda ayaa dejiyay siyaasadda nuucaan ah balse mataanayaasha ayaa noqon kara wiilal ama gabdho labaduba.

Maqaayadda ayaa heshay shacbiyad xooggan oo ku timid hal-abuurka maskaxeed ee lagu dhisay sida uu tilmaamay bogga lolwot.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version