Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Caruurta La kulan: Wiil da’yar oo Deero la saaxiibay!

La kulan: Wiil da’yar oo Deero la saaxiibay!

0
Wiil iyo Deero

Himilo – Haweeney la yiraahdo Stephanie Brown ayaa barteeda facebookaa waxay soo gelisay sawir ay aad ula dhoolla-caddeeyeen wejiyo badan oo adeegsata bartaas.

Arrintaas waxay aheyd inay soo bandhigtay wiilkeeda oo lagu magacaabo Dominic iyo Deero yar oo saaxiibbo wanaagsan ku noqday arrimo ka dhaxeeya.

Dominic xilliyada fasaxa gurigooda oo ku yaalla gobolka Virginia dalka mareykanka ayuu kula cayaaraa deeraha yar  si saaxiibtinimo leh.

Hooyada dhashay wiilka ayaa sheegtay inay aad ula qaabsay markay aragtay wiilka oo Deerada u soo wada dhanka albaabka guriga kaddib waxay ka qaaday sawiarada ay baahisay.

“Dominic runtii wuxuu u baxay bannaanka wuxuu la soo laabtay deero,” sidaa ayaa ku qornay sawiarada ay soo dhigtay barta ay ku leedahay facebook.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version