Home Macluumaad Xaqiiqooyin ku saabsan nolosha

Xaqiiqooyin ku saabsan nolosha

0

Himilo – Waxaa jira noole ka badan dadka dunida oo ku nool maqaarkaada

Celcelis qofka waxa uu haam-haamsadaa noloshiisa 250,000 oo mar.

900 oo jeer ayuu is bedelaa maqaarka dadka mudada nolosha.

183,755,600 oo tallaabo ayuu qaadaa qofka celcelis noloshiisa.

Qiyaastii hal sano ragga noloshooda waxay kaga luntaa  dhaygagga dumarka.

Dumarka way ka nolol dheeraan karaan ragga sabab la xiriirta difaacooda.

Celcelis lix bil ayaa ragga kaga baxda gar xiirid noloshooda.

Ilaa labo bil ayay dadku badbaadi karaa cunid la’aan balse hurdo la’aan waxay noolaan karaan ilaa 11 maalin.

Hadddii qof weliba gacantiisa u dhaqo si fiican waxaa badbaadi doona sannadkii malaayiin naf .

Ku dhawaad sannad ayaa dumarka kaga baxa noloshooda inay go’aansadaan wixii ay xiran lahaayeen.

Celcelis 25 sanno nolosha aadanaha waxay kaga baxdaa  hurdo.

W/T: Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed  Haaddi)

Farriin-danabeedka; Huuno2016@gmail.com

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version