Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Yaa hoggaaminaya gool-dhalinta hortyaalka Spian ee La Liga?.

Yaa hoggaaminaya gool-dhalinta hortyaalka Spian ee La Liga?.

2

Muqdisho – La Liga ayaa maraya meel xiiso leh, kooxda Barcelona ayaana hor boodeysa horyaalka, bilaabasho 100% ah ayeyna kula kowsatay sanadkan.

Laacibka Barcelona, Lionel Missi ayaa hoggaaminaya gool-dhalinta La Liga isaga oo dhaliyay sagaal gool lix kulan oo uu soo ciyaaray xagaagan.

Laacibka ay wada xafiiltamaan ee CRonaldo ayaan wali dhalin wax gool ah labo kulan oo uu ciyaaray sanadkan, kuma uusan guuleysan in uu shabaqa soo taabto in kasta oo uu garoomada ka maqnaa afar kamid ah lix kulan oo sanadkan la ciyaaray La Liga.

Haddaba halkan ka dheeho lixda laacib ee illaa iyo haatan goolasha ugu badan ka dhaliyey horyaalka La Liga.

1-Lionel Messi |Barcelona |9 Gool

2-Simone Zaza |Valencia |5 Gool

3-Maxi Gómez |Celta Vigo5 | Gool

4-Pione Sisto |Celta Vigo |3 Gool

5-Yannick Carrasco | Atl Madrid |3 Gool

6-Ángel Correa | Atl Madrid | 3 Gool.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version