Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Yaa horboodaya gool-dhalinta horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A ?

Yaa horboodaya gool-dhalinta horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A ?

0

Muqdisho – Horyaalka wadanka Talyaaniga ayaa sandkan u muuqda mid ka xiisa badan sanadihii hore kooxaha magaalada Milan ee Inter iyo AC Milan ayaana la filyaa in ay sandkan ka roonaadaan sanadihii hore.

Napoli ayaa hoggaamineysa horyaalka waxeyna markan ka horeysaa Marwada Duqda oo kusoo guuleysaneysay horyaalka lixdii sano ee lasoo dhaafay.

Gool dhalinta horyaalkan waxaa horboodaya laacib yaraha reer Argantina ee Paulo Dybala kaas oo 10 gool dhaliyey lixdii kulan ee ugu horreysay horyaalka.

1-Paulo Dybala |Juventus |10 Gool.

2-Ciro Immobile |Lazio |8 Gool.

3-Edin Dzeko |Roma |6 Gool.

4-Dries Mertens |Napoli |6 Gool.

5-Mauro Icardi | Inter Milan | 6 Gool.

6-José Callejón | Napoli | 4 Gool.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version