Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Yaxaas qalliin looga sameynayo kab calooshiisa ku jirta

Yaxaas qalliin looga sameynayo kab calooshiisa ku jirta

0
Yaxaas qalliin caafimaad lagu sameynayo!

Himilo – Yaxaas ku jira carwada xayawaanada Florida ee dalka mareykanka ayaa waxaa lagu sameynayaa qalliin si looga soo saaro kab uu liqay.

Jaamacadda Florida qeybta xannaanada xoolaha ayaa sheegtay in yaxaaska oo dhererkiisu yahay 11 cag loo keenay kaddib markii uu cunay kab buut ah.

Dhakhaatiirta hawsha galay ayaa sheegay in Yaxaasku markii uu cunay kabta uu isku dayay inuu dib u matago balse isku daygiisii ayaa ku dhamaatay natiijo la’aan.

Ugu dambayn waxaa lagu guuleystay in kabta calooshiisa laga soo saaro. Yaxaaska oo culeyskiisu yahay 154.6 kg  hadda waxa uu ku jiraa xaalad soo kabasho ah gudaha carwadiisii.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version