Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Zlatan Ibrahimovic xitaa haddii uu 39 sano jiro lama celin karo

Zlatan Ibrahimovic xitaa haddii uu 39 sano jiro lama celin karo

0

Himilo – Marna ma joojin kartid Ibra, weeraryahankan ayaa saameyn ku yeeshay San Siro kaddib markii Rossoneri ka caawiyay guul ay ka gaareen naadiga ay xafiiltamaan.

Kulankii darbi Milan guusha waxaa Rossoneri u horseeday Zlatan Ibrahimovic kaasi oo sheegay in xittaa haddii uu jiro 39 sano ay adag tahay in la celiyo.

“Waxaan dareemayaa dhammeystirnaan, waxaan leeyahay khibrad badan, ayuu weeraryhankan u sheegay Sky Italia.

“Hadda waan dhammeystiranahay, haddii aan ahaan lahaa 20-30 sanno, qofna ima celin laheyn, balse xilligan, xitaa ima joojin karaan”.

Ibra ayaa saameyn ku yeeshay kulankii ay wada ciyaareen kooxaha ay ku xafiiltamaan magaalada Milan xilli laacibkan uu dhaliyay laba gool.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version