Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Barcelona oo is hortaagtay rabitaankii Ronald Koeman

Barcelona oo is hortaagtay rabitaankii Ronald Koeman

0

Himilo – Kooxda Barcelon ayaa lasoo warinayaa inay is hor-taagtay isku daygii Ronald Koeman uu ku doonayay in Rumelo Lukako uu xagaagan ku keeno kooxda.

Sida ay warisay Mundo Deportivo, tababare Koeman ayaa ku wargaliyay gudigga sare ee Barca inuu doonayo in heshiis la gaaro xiddigan Belgium-ka kasoo jeeda, si uu baddel ugu noqdo Luis Suarez.

Balse gudigga ayaa ku qaadacay rabitaankiisa.

Lukaku oo bishii hore ee August ku biiray kooxda reer Talyaani ee Inter Milan ayaa dhaliyay 34-gool, 51-jeer oo uu kasoo muuqday dhammaan tartamada.

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheega in Real Madrid ay sidoo kale u aragto ciyaariyahankan dabalka fog ee Kareem Benzema.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version