Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Jilaa u geeriyooday si lama filaan ah

Jilaa u geeriyooday si lama filaan ah

0

Himilo – Jilaa 36-jir ah oo u dhashay dalka Taiwan ayaa geeriyooday markii uu ku sinbiriiraxday musqushiisa qubeyska.

Boliiska xaafadda uu deganaa Alien Huang, ayaa sheegay in muqaalada ay duubtay Camera-da CCTV ay muujinayaa jilaagu inuu kali ku ahaa gurigiisa.

Mar uu qubeysanayey ayey lugta u baxday taas oo dhalisay inuu madaxa dhulka ku dhufsado dabadeedna dhiig badan ka baxo, sida baaritaanada hordhaca ah muujinayaan.

Waxey baarutaanadu sheegayaan sidoo kale in aanan la helin wax cadeymo ah oo muujinaya in dhimashadiisa uu ku lug lahaa ruux kale.

Jilaakan ayaa caan ka ahaa maslaxaha Madadaalada Tiawan tan iyo 18-jirkiisii, isaga oo jeediye ka ahaa barnaamij caruureedkkii Follow Me, Go!, kahor intii uusan ku biirin kooxda isku dhafka ah ee HC3.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version