Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Caqabadaha barayaasha kaga yimaada fasalada Online

Caqabadaha barayaasha kaga yimaada fasalada Online

0

Himilo – Cudurka Karoona ee dunida ku faafay wuxuu qasbay in fasaladii waxbarashada ee tooska loo tagi jiray laga dhigo hab fogaan arag ah (Online).

In fasalada qaab online ah lagu qaato ma aha hawl u fudud barayaal badan, inay fahmaan ama ay la qabsadaan Apps-ka loo adeegsado waxay ku qaadataa wakhti.

Proff. U dhashay Singapore xiiso ayuu bixinayay labo saac balse codkiisa oo xirnaa darteed sharraxaadiisa ma aysan gaarin ardaydii loogu talagalay.

Muuqaal laga soo duubay Dong Wang oo ah baraha cilladdu qabsatay ayaa la arkayay isagoo ardayda weydiinaya inay dersiga fahmeen iyo in kale.

Hase yeeshee, qaar ka mid ah ardayda ayaa dhamaadkii Wang ku wargeliyay inuu codka ka xirnaa intii xiisaddu socotay. Baraha wuxuu hadalkaas ku noqday lama filaan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version