Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Daawo:Ardeyda Jaamacadda Muqdisho oo u dalxiistagay xarunta weyn

Daawo:Ardeyda Jaamacadda Muqdisho oo u dalxiistagay xarunta weyn

0

Boqolaal ka mid ah Ardeyda waxkabarata Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ay dalxiis iyo isbarasho u tageen xarunta weyn ee Jaamacadda oo ku taalla Degmada Yaaqshiid.

Ardeyda oo ka badnaa 400 ayaa waxaa ay ka kala socdeen kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda,waxaana u jeedka dalxiiska iyo booqashada xarunta lagu sheegay in ay ahayd isbarasho.

Maaddaama Ardeyda aysan isku kulliyad iyo isku Xarun sidaas darteedna ay halkaas isku barteen boqolaal Ardey ah oo isku jaamacad ah haddana aan is aqoon.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/3299041716908822

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version