kasoo kabashada dagaalladii sokeeye ee Muqdisho waxaa ay kaddib magaaladu billowday kobac xoog leh oo xagga horumarka ah.
Marka laga soo tagao dhismayaasha Daaraha dhaadheer ,Ganacsiyada kala duwan iyo Dhismayaasha Waddooyinka, mid ka mid ah jidadka ku dhismay dib u soo kabashada ayaa inta badan loo adeegsan socota,waxaase ugu badan oo loo tagaa in kaliya lagu galo sawirrada.
Dhallinyarada labaxay Tigtooleyda ayaa Waddadan oo ku taalla Degmada Hodon ugu magac daray Waddada Tiktok.
Halkan ka daawo Warbixintan.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/945972070008872
