Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

0

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda  waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo, waxaynu uga hadalnaa mowduuc markaas taagan oo bulshada muhiim u ah.

Toddobaadkan waxaan uga hadli doonaa howsha hey’adaha dowladdu ay u qabato waaxda Xiriirka Dadweynaha.

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Ustaad Farxaan Isxaaq Yuusuf oo bare ka ah Jaamacadda Muqdisho, waxna ka dhiga Kulliyadda Siyaasadda iyo Warbaahinta.

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version