Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Dhaqaale Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyineer ku noqon lahaa

Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyineer ku noqon lahaa

0
Milyineer ayuu noqon lahaa

Himilo – Stefan Thomas wuxuu haystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitalka (Bitcoin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas kaddib markii uu dhawr jeer ku cel-celiyay password qaldan.

Wuxuu isku dayay siddeed inuu helo lambar sireedka saxda ah balse nasiib darro uma aysan suura galin inuu helo warqaddii ay ugu qornaayeen xogaha muhiimka ah ee uu u baahnaa iyo Password-ka.

Mr Thomas wuxuu sheegay inay dhacdadan bartay casharro muhiim ah, Inkastoo uu waayay fursad uu milyineer ku noqon lahaa haddana wuxuu aaminsan yahay inay ahayd dhacdo aayo-tiinkiisa dambe saacidi doona.

ABC7 News, wuxuu u sheegay inay ahayd maskax-dhallaalin wayn oo noloshiisa inta ka harsan wax badan ka beddeli doonta.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version