Home Arrimaha Bulshada Ninka Soomaaliga ah ee hab la yaab leh u sameeya agab dhirta...

Ninka Soomaaliga ah ee hab la yaab leh u sameeya agab dhirta la geliyo,Daawo

0

Axmed Cabdullahi Bocoreey; waxaa uu la yimid xirfad cusub oo isaga u gaar ah taas oo ah sameysta dhagxaanta lagu koriyo dhirta Guryaha lagu beero.

Waxaa uu ka sameeyaa Shamiito, Carro iyo Rinji midabo kala duwan leh kaas oo uu ka maareeyo noloshiisa maalinlaha ah.

Waxaa uu sheegay in shaqadan uu ka bartay Nin Indonesian ah oo ka shaqeynayay goob uu waardiiye ka ahaa kaddibna uu go’aansaday in uu isaga sameeyo.

Bocorey; ayaa sheegay in shaqadan ay kaafisay noloshiisa oo uu ka baxay in uu shaqo qof kale ku tiirsanaado,waxaana uu dadka ku dhiirrageliyay in ay bartaan.

Halkan ka daawo

 

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/647278150493691/

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version