Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Sawirro: Magaalada Rome ee ku taalla Afrika

Sawirro: Magaalada Rome ee ku taalla Afrika

0

Himilo FM – Dad badan ayaa ugu yeera caasimadda Eritrea ee Asmara inay tahay “magaalada Rome ee ku taalla Afrika.” Waxaa tani sabab u ah dhismooyinka ilbaxnimada leh ee loo qaabeeyay hab-dhismeedka Talyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi.

Raadka Talyaaniga ayaa laga dareemi karaa meel kasta oo kamid ah caasimadda Asmara. Haddaba waxaan xogtan kooban kuugu soo lifaaqnay sawirrada magaalada Rome ee Afrika (Asmara)

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version