Home Macluumaad Wax ka ogow passport-da ugu awoodda badan caalamka 2019

Wax ka ogow passport-da ugu awoodda badan caalamka 2019

0

Himilo – Tartan adag ayaa lagu tilmaamay in lagu dhawaaqo passport-da ugu awoodda badan caalamka iyadoo kaalmaha hore soo galeen dalalka Asia.

Bartamaha sannadka 2019, Jabaan iyo Singapore ayaa difaacday boosaskooda iyaga oo heysta passport-da ugu awoodda badan dunida halka koonfur kuuriya timid kaalinta labaad.

Tani waa marka la eego sahanka Henley Passport Index oo qiimeeya heerarka passport-da caalamka  laga adeegsado.

Passport-da  Singapoor iyo Jabaan ayaa noqday kuwa ugu horreeya caalamka, waxaa lagu tagi karaa 189 dal iyada oo muwaadinka uusan qaadaneyn dal-ku-gal.

Finland, Jarmalka iyo Koonfur kuuriya ayaa wadaagaya kaalinta labaad ee liiska passport-da ugu awoodda badan caalamka.

Passport-da ugu awoodda badan caalamka iyo dalalka lagu tagi karo

1. Japan, Singapore (189 destinations)

2. Finland, Germany, South Korea (187)

3. Denmark, Italy, Luxembourg (186)

4. France, Spain, Sweden (185)

5. Austria, Netherlands, Portugal, Switzerland (184)

6. Belgium, Canada, Greece, Ireland, Norway, United Kingdom, United States (183)

7. Malta (182)

8. Czech Republic (181)

9. Australia, Iceland, Lithuania, New Zealand (180)

10. Latvia, Slovakia, Slovenia (179)

Passport-da ugu liita caalamka ee la qaato

101. Bangladesh, Eritrea, Iran, Lebanon, North Korea (39 destinations)

102. Nepal (38)

103. Libya, Palestinian Territory, Sudan (37)

104. Yemen (33)

105. Somalia (31)

106. Pakistan (30)

107. Syria (29)

108. Iraq (27)

109. Afghanistan (25)

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version