Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Denmark: Dadka dhashay wixii ka dambeeyay 2010 oo aa laga gadi Karin...

Denmark: Dadka dhashay wixii ka dambeeyay 2010 oo aa laga gadi Karin Sigaar

0

Himilo – Dawladda Denmark ayaa ku hawlan qorshe ay ku mamnuucayso in nooc walba oo sigaar ah laga iibiyo qof kasta oo dhashay kadib 2010.

Wasaaradda caafimaadka Denmark ayaa sheegtay in siyaasaddan cusub ee  ka dhanka ah sigaarka ay badbaado u tahay jiilka soo socda.

Tirada dadka adeegsada sigaarka ayaa kordhaysay sanadihii tagay gudaha Denmark, dawladda ayaa ku rajo weyn inu sharcigan isbeddel keeno.

Wasaaradda ayaa sheegtay inuu sigaarku sababo cudurka Kansarka. Sanad kasta waxaa u dhinta dadka kor u dhaafaya 13,000.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version