12; Tababare oo sanadkan laga eryay EPL-ka!

Horyaalka Dalka Ingiriiska ayaa xilli ciyaareedkan wajahay ceyrintii ugu badneyd ee lagu sameeyo kooxaha ka ciyaara horyaalkaas tan iyo markii la sameeyay sanadkii 1992/3dii.

Sanadkan oo ka soo billowdya Bishii August ee 2022,waxaa ay Kooxaha Premier league ceyriyeen 12; ka mid ah 20; ka Tababare ee leyliyaha Kooxaha Ingiriiska.

August

Scott Parker ; ayaa Kooxda  Bournemouth, ka soo saaray heerka 2aad, hayeeshee markii ay Liverpool aga badisay  9-0  ayaa la ceyriyay.

September

guul darro naxdin lahayd oo Champions League ka soo gaartay Chelsea kaddib markii ay ka badisay Dinamo Zagreb ayaa sababtay in la ceyriyo Thomas Tuchel,waxaana lagu beddelay  Graham Potter.

October

Wolves ayaa iska ceyrisay  Bruno Lage, halka Steven Gerrard iska ceyrisay  Aston Villa.

November

Southampton, ayaa ceyrisay Ralph Hasenhuttl waxa ayna ku beddeshay  Nathan Jones.

January

Everton, oo ka carareysa heerka 2aad ayaa ceyrisay Frank Lampard .

February

Leeds ayaa ceyrisay  Jesse Marsch, hal todobaad kaddib Jones ayaa laga ceyriyay Southamton.

March

Crystal Palace, ayaa ceyrisay  Patrick Vieira , halka Tottenham ceyrisay Antonio Conte .

April

Leicester City ayaa ceyrisay  Rodgers , halka ay Chelsea ceyrisay Graham Potter.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan