Himilo -Dadka ku nool gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa wajahaya abaar daran oo daba-dheeraatay. Ilihii biyaha ayaa qallalay. Xoolihii aasaaska u ahaa nolosha dadka ayaa u dhimanaya baad iyo biyo la’aan. Ilaa 60,00 oo neef ayaa dhintay, halka 120,000 ...
Read More »Yearly Archives: Yesterday at 12:58 pm
1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka
Himilo – Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in ...
Read More »Warbixin: Iibka hubka adduunka oo kordhay 2024, iyadoo dalal badan kordhiyeen qorshayaasha Milatari
Himilo – Iibka hubka caalamka ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay sanadkii 2024, sida lagu sheegay warbixin ay Isniintii soo saartay Machadka Caalamiga ah ee Daraasaadka Nabadda Stockholm (SIPRI), taasoo muujineysa in dalal badan ay kordhiyeen casriyeynta ciidamada iyo soo iibsiga hubka, ...
Read More »Indonesia: Tirada dhimashada fatahaadaha iyo dhul-go’yada Sumatra oo gaartay 248
Himilo – Hay’adaha gurmadka ee Indonesia ayaa ku dhibtoonaya inay gaaraan dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha iyo dhulgo’yo ka dhacay jasiiradda Sumatra, iyadoo tirada dhimashada ee la xaqiijiyay ay gaartay 248 qof, ciidamada gurmadkuna ay ka baqayaan in khasaaruhu sii kordho. ...
Read More »Liverpool oo samaysay rikoodhkii ugu xumaamuddo 72 sano ah
Himilo – Guuldaradii Liverpool ee Champions League ee ka soo gaartay PSV Eindhoven ayaa ka dhigtay inay ku jiraan qaab ciyaareedkoodii ugu xumaa muddo ka badan 70 sano. Ka dib markii ay ku bilaabeen difaacashada horyaalka Premier League shan guul ...
Read More »Bar Haweenkeenna
Malaysia oo qorshaynaysa inay carruurta ka yar 16 ka mamnuucdo isticmaalaan baraha bulshada
Himilo – Dowladda Malaysia ayaa sheegtay inay qorshaynayso in carruurta da’doodu ka yar tahay 16 sano laga xannibo furashada akoonnada baraha bulshada, iyada oo arrintan ku sababeeysay walaaca sii kordhaya ee ku saabsan amniga carruurta ee internetka. Wasiirka Isgaarsiinta Fahmi ...
Read More »Paul Pogba oo ka hadlay ku soo laabashadiisa garoomada
Himilo – Paul Pogba ayaa kulankiisii ugu horreeyay ee Monaco ku tilmaamay daqiiqad nasasho iyo mahadnaq ah Sabtidii, ka dib markii ciyaaryahanka khadka dhexe ee Faransiiska uu ku soo laabtay garoonka markii ugu horreysay muddo ka badan laba sano . ...
Read More »Weeraryahanka Bayern Munich Diaz oo saddex kulan oo Champions League ah laga ganaaxay
Himilo – Luis Diaz ayaa seegi doona saddexda kulan ee soo socota ee Champions League ee Bayern Munich. Vincent Kompany ayaa filayay in hal kulan oo ganaax ah lagu soo rogo Diaz, kaasoo casaan loo taagay ka dib markii uu ...
Read More »21 November – Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
Himilo – Sannad kasta, 21-ka November ayaa la xusaa maalinta macallinka Soomaaliyeed si loo weyneeyo doorka uu horumarinta bulshada kaga jiro. Maalintan waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca Soomaalida waana maalin fasax oo shaqooyinka laga nasto. ...
Read More »
Radio Himilo
