Home / Today at 3:54 pm

Yearly Archives: Today at 3:54 pm

Chelsea oo go’aan ka gaaraysa mustaqbalka tababare Enzo Maresca kahor kulamada ugu dambeeya xilli ciyaareedka

Himilo – Chelsea ayaa la sheegay inay go’aan rasmi ah ka gaartay mustaqbalka tababare Enzo Maresca, iyadoo aysan qorsheynin inay xilka ka qaaddo xilli ciyaareedkan dhamaadkiisa, xaalad kasta oo uu ku idlaado. Maresca oo Stamford Bridge yimid xagaagii hore kadib ...

Read More »

Muxuu yahay ujeedka safarka Donald Trump ee Khaliijka?

Himilo – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saaka ka degay caasimadda Sacuudi Carabiya ee Riyadh, isaga oo bilaabay booqasho rasmi ah oo taariikhi ah oo uu ku tagayo saddex waddan oo ku yaalla Khaliijka toddobaadkan. Trump ayaa lagu wadaa inuu ...

Read More »

Tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda oo gaartay heerkii ugu sarreeyay abid – 83 milyan

Himilo – Warbixin cusub oo kasoo baxday Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha (IDMC) ee hoos tagta Guddiga Qaxootiga Norwegian Refugee Council ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku barakacay gudaha dalalkooda ay gaartay 83.4 milyan dhammaadkii 2024, taasoo ah tiradii ...

Read More »

Pakistan oo si buuxda u furtay hawadeeda kadib heshiis xabbad joojin ah oo ay la gashay Hindiya

Himimo – Dowladda Pakistan ayaa si buuxda u furtay hawadeeda dhammaan noocyada duulimaadyada Sabtidii, taasoo muujineysa hoos u dhaca xiisaddii militari ee u dhexeysay Pakistan iyo Hindiya, kadib heshiis xabbad-joojin ah oo dhowaan la gaaray. Labada dal ayaa xayiraado ballaaran ...

Read More »

Gaza: In ka badan 65,000 oo carruur ah oo halis ugu jira dhimasho gaajo ah oo ay sababtay go’doominta Israa’iil

Himilo – Maamulka Gaza ayaa Jimcihii sheegay in in ka badan 65,000 oo carruur ah ay si degdeg ah ugu jiraan halis dhimasho sababo la xiriira macaluul ba’an, taasoo ay sababtay go’doominta ay Israel ku hayso Marinka Gaza tan iyo ...

Read More »

Bar Haweenkeenna

Read More »

Dadka reer Gaza oo naftooda halis u galiya si ay cunno u helaan

Himilo – Dadka ku nool Marinka Gaza ayaa wajahaya safarro maalinle ah oo halis ah si ay u helaan cunto ay ku quudiyaan qoysaskooda, iyadoo Israa’iil ay weli sii waddo go’doominta iyo weerarrada joogtada ah ee ka socda gudaha dhulka ...

Read More »

Inter Milan vs. Barcelona – Kulanka Lugta Labaad ee Semi-finalka Champions League

Himilo – Kooxaha waaweyn ee Yurub ee Inter Milan iyo Barcelona ayaa caawa isugu soo haray lugta labaad ee semi-finalka Champions League, iyadoo kulanka ka dhacaya garoonka San Siro lagu go’aamin doono kooxda u gudbeysa finalka tartanka. Labada kooxood ayaa ...

Read More »

05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...

Read More »

UNRWA: Xaaladda bini’aadantinimo ee Gaza “wax ka baxsan mala-awaalka”

Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin (UNRWA) ayaa Axaddii sheegtay in xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta Marinka Gaza ay tahay “mid ka baxsan mala-awaalka,” iyadoo Israa’iil sii waddo xanibista raashinka iyo agabka kale ee nolosha muhiimka u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan