Home / Arrimaha Bulshada / Haween daris ah oo isku caawiya barashada qur’aanka.

Haween daris ah oo isku caawiya barashada qur’aanka.

Himilo – Waa Koox haween ah oo ku  guda jira subac, halka ay joogaan ma ah dugsi, balse waxa ay ku suganyihiin mid ka mida gurigeeda. qolka ay ku jiraan ayaa ah mid ay u gaaryeeleen in ay qur’aanka isku baraan.

Sacdiyo maxamed xuseen oo ah gabadha leh hoyga –  waa shaqsiga hirgaliyay in ay iskugu yimaadan hablaha dariskeeda ah qolkeedan si ay qur’aanka isku baraan dhexdooda.

Sacdiyo ayaa inoo sheegtay in ay caqabado kala kulantay isku keenidda jaarkeeda si ay u kala faa’idaystaan.

Fardowso Cabdiraxmaan oo ka mida kooxdan dumarka ah ayaa ka mida kuwa aragtidoodu is badashay, hadana ka mida macalimiinta, iyada oo uga faa’iidaysay gabadha shaqa guriga ka caawisa.

Halkan ka daawo sheekadooda oo muuqaal ah.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/6880127452035375 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan