Home / Macluumaad / 8 Astaamood Oo Aad Ku Kala Saari Karto Saaxiibada Runta Ah Iyo Kuwa Aan Aheyn.

8 Astaamood Oo Aad Ku Kala Saari Karto Saaxiibada Runta Ah Iyo Kuwa Aan Aheyn.

toxic-friend-007

http://radiohimilo.so

Saaxiibada wanaagsan waxaa lagu yaqaanaa astaamahan hoose:-

1.Saaxiibada dhabta ah waxa ay leeyihiin damqasho haddii wax dhib ah uu kula soo darso

2.Saaxiibada Dhabta ah way ku xushmeyn adiga iyo dadweynaha

3.Saaxiibada Dhabta ah Waxa ay ku farxaan inay kula hadlaan had iyo jeer

4.Saaxiibada Fiican Si fudud ayay kugu soo wacaan marka ay ku waayaan

5.Saaxiibada Runta ah waxa ay kugu aqbalaan Xaalad kasta oo aad ku sugan tahay

6.Saaxiibada Fiican waxa ay og yihiin muhiimada wakhtigaada

7.Saaxiibada dhabta ah waxa ay daneeyaan u dabaal dagidda guushaada

8.Saaxiibada wanaagsan waxa ay ogyihiin in qof kasta uu leeyahay asaxaab kala duwan mana kugu xugmiyaan

Halkan hoose ka dheeho astaamaha saaxiibada aan fiicneyn:-

1.Saaxiibada runta aan aheyn waxba ma dareemaan haddii dhib kugu dhaco

2.Balse Saaxiibada Been beenta ah waxa ay si fudud ku lumiyaan Shaqadaada

3.Saaxiibada Aan Fiicneyn waxaa ku adag guushaada

4.Balse Kuwa xun xun waxa ay ku soo wacaan oo kaliya xilliya ay dan kaayeeshaan

5.hase ahaatee kuwa aan runta aheyn waxa ay isku daraan iney gacanta kug hayaan kuna bedelaan

6.Basle kuwa aan fiicneyn waxa ay isku dayaan iney kaa lumiyaan wakhti badan

7.Hase ahaatee kuwa aan runta aheyn waxa ay ka maseyraan wax noqoshadaada

8.Balse Saaxiibada aan dhabta aheyn ma jecla Aasxaabtaada kale.

 

W/T:-Axmed Haadi

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan