Kooxaha Real Madrid iyo Napoli oo ka kala tirsan Horyaallada Laliga iyo Serie A ayaa iska xaadiriyay afar dhamaadka Tartanka ugu xiisaha badan Qaaradda Europe.
Waxaa ay sidaas ugu biireen lix koox oo labadii todobaad ee la soo dhaafay soo baxay kuwaas oo suagaya isku aadka wareegga 8 dhamaadka tartanka.
8; Koox ee isku soo haray ayaa kala ah;
AC Milan, Italy
Bayern,Germany
Benfica, Portugal
Chelsea, England
Inter Milan, Italy
Man City, England
Napoli, Italy
Real Madrid, Spain.
Waa markii ugu horreysay ee tan iyo 2006dii ay saddex Kooxood oo ka socda Talyaaniga iska xaadiriyaan wareegga afar dhamaadka Tartankan.