Home / Arrimaha Bulshada / 90 Jirka Gaari gacanka ku shaqeysta,daawo

90 Jirka Gaari gacanka ku shaqeysta,daawo

Ibrahim Xasan Cabdulle oo 90 jir ah, ayaa ku shaqeysta Gaari gacan kaas oo uu noloshiisa ka dabarayay 25kii sano ee la soo dhaafay.

Ibrahim waxaa uu la daalaa dhacayaa duruufo nololeed oo xanuun badan,waxaana ka mid ah in uusan lahayn Carruur iyo Ehel toona.

Sidoo kale waxaa uu Naafo ka yahay Lugta Midig oo uu Firir ka haleelay,waxaa uu ku noolyahay jiigad jidka dhinaceeda ku taalla.

Warbixintan waxaa nolosha Ibrahim ku eegaya C/Caziiz Rabaani.

https://www.facebook.com/watch/?v=831830508547580

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan