Ismaciil Ibraahim waxaa uu ka mid yahay dadka lixaadkoodu dhimanyahay, gaar ahaanna aragga,sidaas oo ay tahay waxaa uu dhameeyay Jaamacad,waxaana uu waxbarashadiisii Jaamacadda kaddib ku waayay fursado shaqo sida ay filaan dhallinyaro badan.
Hayeeshee Ismaaciil waxaa uu go’aansaday in uu hal abuur la imaado isaga oo ku laabtay Jikada islamarkaana sameeya Farmaajada uu isaga ula baxay (Macaanso).
Waxaa uu warbixintan kaga sheekeeynayaa safarka noloshiisa iyo sameynta Farmaajada.
Halkan ka daawo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/774043164203289