C/Qaadir Maxamed waxaa uu heerka 1aad ee waxbarashada ka heystaa Caafimaadka,waxaase uu furtay goob cabitaan isaga oo dhaqtar ah.
Waxaa uu ku sababeeyay furashada goob cabitaanka lagu iibiyo isaga oo leh xirfadda caafimaadka in ay tahay in uu wax ka beddelo habka nolosha dadka isaga oo sheegaya in cabitaannada uu hayo ay ka hortagaan cudurrada qaarkood.
C/Qaadir waxaa uu sheegayaa in Cabitaannada uu sameeyo qaarkood ay saxaan habdhiska jirka qofka oo uu isku dheellitiranyahay cabitaanka.
halkan ka daawo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/226654600323605