Kobaca dhismaha Muqdisho,Daawo

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa kobac dhinaca dhismaha ah taas oo loo aaneynayo isbeddelka amaanka iyo soo kabashada dalka.

Ganacsato iyo qurbe joog ayaa si weyn u maalgeliyay Magaalada,waxaana socda dhismayaasha dhaadheer ee loo yaqaan dabaqyada kuwaas oo markii hore si guud ugu yaraa magaalada.

Muqdisho hadda waxaa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu kobaca badan dhinaca dhismaha Afrika iyo Caalamkaba.

Halkan ka daawo warbixintan oo dhameystiran.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/247421058226243/

error: Copy lama Ogola Fadlan