Faadumo Cismaan, waxaa ay 2019kii billowday farshaxanka guryaha iyo qurxintooda sida ay ku sheegtay warbixintan.
Waxaa ay sheegtay in markii hore ay ka aragtay baraha Bulshada hayeeshee isku day ay sameysay ku guuleysatay.
Waxaa ay culeys kala kulantay sida ay sheegtay sida walxaha loo baahanyahay in ay ku sameyso farshaxankeeda oo ay markii hore gurigeeda kaliya ku quruxsan jirtay.
Hadda waxaa ay sameysaa farshaxanka guryaha oo ay baraha bulshada ku iibiso sidoo kalena ay la tagto goobaha bandhigyada.
halkan ka daawo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/952977575892049/