Himilo-Dadku fikir ahaan waxay ku kala duwan yihiin midka wanaagsan in lagu noolaado magaalada ama miyiga, dad badan oo caalamka ku nool waxay doorbidaan halkii ay magaalo ku noolaal lahaayeen inay miyiga dagaan, halka qeyb kalana ay doorbido inay magaalada dagaan.
Hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka dadkooda inta badan ay magaalooyinka ku noolyiihiin.
Japan: 37,339,805
India: 31,181,377
China: 27,795,702
Brazil: 22,237, 472
Mexico: 21,918,935
Bangladesh: 21,741,090
Egypt: 21,322,750
USA: 18,822,570
Pakistan: 16,459,472
Turkiye: 15,415,197
Argentina: 15,257,673
Nigeria: 14,862,111
Russia: 12,593,252
France: 11,078,546
Indonesia: 10,915,364
UK: 9,425,622
Saudi Arabia: 7,387,817
Canada: 6,254,571
South Africa: 5,926,688
Australia: 5,061,439
Italy: 4,278,350
Germany: 3,566,791
Austria: 1,944,910
Sweden 🇸🇪: 1,656,571
Switzerland: 1,407,572
Denmark: 1,358,608
Finland: 1,316,757
Ireland: 1,241,953
Netherlands: 1,157,519
Norway: 1,056,180
Croatia: 684,524
Estonia: 448,770
South Sudan: 421,292
Bosnia and Herzegovina: 343,661
Isha: World of statistics