Himilo-Cabirka dhulka ee dal ku fadhiyo fursad umma siineyso in uu saameyn ku yeesho dunida maadaama dalal badan oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu yaryahay hadane saameyn weyn dunida ku leeyihiin, balse dalku in uu dhulweyn leeyahay waxay ka saacidi kartaa hormarkiisa dhaqaale. Hadaba halka waxaan kuugu soo gudbinayaa sagaalka dal ee dunida ugu dhulka weyn.
Russia 🇷🇺: 17,098,242 km²
Canada 🇨🇦: 9,984,670 km²
China 🇨🇳: 9,706,961 km²
USA 🇺🇸: 9,372,610 km²
Brazil 🇧🇷: 8,515,767 km²
Australia 🇦🇺: 7,692,024 km²
India 🇮🇳: 3,287,590 km²
Argentina 🇦🇷: 2,780,400 km²
Kazakhstan 🇰🇿: 2,724,900 km²
World of Statistics