Himilo-Tartanka loogu jiro qofka ugu hantida badan caalam-ka marba marka ka dambeysa waa sii xoogeysanayaa. Waxaa jira hantiilayaal sanadka markii uu bilow ahaa kaalmaha koobaad ku jiray balse hada laga kormaray, hadabada waa kuma tobadka qof ee duniga ugu taajirsan? hantida ay haastaana waa imisa?
Elon Musk: $253.2b
Bernard Arnault: $199.5b
Jeff Bezos: $169.7b
Larry Ellison: $129.9b
Warren Buffet: $120.1b
Mark Zuckerberg: $118.0b
Bill Gates: $117.7b
Larry Page: $111.2b
Steve Ballmer: $109.8b
Sergey Brin: $106.8b
World of Statistics
Radio Himilo
