Himilo – Waxa si Rasmi ah loo Soo afjaray wareega Group-yada tartanka Euro 2024.
Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaaray intii ay socotay wareega Group-yada.
16-ka xul ee ugu fiican ayaa u Gudbay Wareega 16-ka iyada oo ay Soo bexeen kulamo xiiso leh.
Xulka Marti galinaya tartanka ee Germany ayaa la ciyaari Doona xulka Denmark.
Xulka France ayaa kulan Xiiso leh ku aaday xulka Belgium.