Home / Cayaaro / Rodri oo ku guulaystay Ballon d’Or- sanadka 2024.

Rodri oo ku guulaystay Ballon d’Or- sanadka 2024.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City iyo xulka Spain ee Rodri ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or-ka ee sanadka 2024.

Rodri ayaa sheegay in uu tababaraha xulkiisa ee Luis de la Fuente u sheegay xiddig u qalmay abaalmarinta in ka badan isaga.

Isaga oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Luis de la Fuente Ayaa ii sheegay in Carvajal u qalmay abaalmarinta in ka badan inta aan anigu u qalmay”.

Carvajal ayaa ka mid ahaa xiddigaha xulka Spain iyo Real Madrid ee ku guulaystay koobka Euro 2024 iyo waliba champions League.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan