Ciidda waa mudaaharaad ay dadka Muslimiinta ah isugu soo baxayaan” Dr Cabdullaahi Baydhabo

Idaacadda Himilo waxay dadweynaha Soomaaliyeed ugu hanbalyaynaysaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Waxaan leenahay Alle ha naqa aqballo khayraadkii bishii soon-qaad, sidoo kale Alle nabad iyo barwaaqo san ha nagu gaarsiiyo soon-qaadka danbe 2027.

قبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

error: Copy lama Ogola Fadlan