Saaxiibada wanaagsan waxaa lagu yaqaanaa astaamahan hoose:-
- Saaxiibada dhabta ah waxay leeyihiin damqasho haddii wax dhib ah uu kula soo darso
2. Saaxiibada dhabta ah way ku xushmeyn adiga iyo dadweynaha
3. Saaxiibada dhabta ah waxa ay ku farxaan inay kula hadlaan had iyo jeer
4. Saaxiibada fiican si fudud ayay kugu soo wacaan marka ay ku waayaan
5. Saaxiibada runta ah waxa ay kugu aqbalaan Xaalad kasta oo aad ku sugan tahay
6. Saaxiibada wanaagsan waxa ay og yihiin muhiimada wakhtigaada
7. Saaxiibada dhabta ah waxa ay daneeyaan u dabaal dagidda guushaada
8. Saaxiibada wanaagsan waxa ay ogyihiin in qof kasta uu leeyahay asxaab kala duwan mana kugu xugmiyaan
Halkan hoose ka dheeho astaamaha saaxiibada aan fiicneyn:-
- Saaxiibada runta aan aheyn waxba ma dareemaan haddii dhib kugu dhaco
2. Saaxiibada Been beenta ah waxa ay si fudud ku lumiyaan Shaqadaada
3. Saaxiibada aan Fiicneyn waxaa ku adag guushaada
4. Saaxiibada liita waxa ay ku soo wacaan oo kaliya xilliya ay dan kaayeeshaan
5. Waxa ay isku daraan iney gacanta kugu hayaan kuna bedelaan
6. Saaxiibada aan fiicneyn waxa ay isku dayaan iney kaa lumiyaan wakhti badan
7. Waxa ay ka maseyraan wax noqoshadaada
8. Saaxiibada aan dhabta aheyn ma jecla Asxaabtaada kale.