Waxay habeeno ku fekeraysay inay abuurato fursad shaqo oo ay ka hesho il dhaqaale, maanta waxay ku guuleysatay inay qolkeeda ku dhex samayso jeestada waxbarashada loo adeegsato.
Waxaa ku xiray oo ka dalbada wax soo saarkeeda xarumaha waxbarashada oo ay ugu horreeyaan iskuulada. Waxay maalaysaa natiijada maskax-shiilkeedii. Waxaa dedaalkaas la timid Maryan Cali Xasan.
Hoos ka daawo sheekada oo buuxda