Hǫor: Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
Hoor: Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya sida daruur da’aysay – roob di’id amd Illin il ka imaanaysa.
Hoor: Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
Hoor: Hoore shubmaya weel u dhigid. Hees iwm cid la jiibin. 3. Wax fiirin.