Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Chelsea iyo Swansea.

Muqdisho – Chelsea ayaa ku guuleysatay garoonkeeda kulan ay 1-0 kaga badisay Swansea Premier League, iyadoo kooxda ka dhisan  Stamford Bridge 14 kulan oo ay ciyaaraty sanadkan horyaalka ka heshay 29 dhibcood.

Qiimeynta Ciyaartoyda:

Chelsea: Courtois (6), Cahill (7), Rudiger (8), Alonso (7), Christensen (7), Zappacosta (7), Fabregas (7), Kante (7), Pedro (7), Willian (7), Morata (7).

Subs used: Moses (5), Hazard (5), Drinkwater (5).

Swansea: Fabianski (7), Van Der Hoorn (7), Mawson (7), Naughton (6), Olsson (6), Ki (7), Carroll (6), Mesa (5), Sanches (3), Ayew (5), Bony (5).

Subs used: Fer (6), McBurnie (6), Routledge (n/a).

error: Copy lama Ogola Fadlan