Alves oo heshiis laba sano lagalaya Man City

Muqdisho – Dani Alves heshiis laba sano ah la galay kooxda Manchester City waxaana la filayaa inuu dhankeeda u dhaqaaqo marka xaaladda heshiis ee Juventus la xaliyo.

Alves ayaa la kulmay madaxda kooxda Juve si loo dardar geliyo tegitaankiisa.

Jariiradda Gazzetta dello Sport ayaa shaacisay in Alves uu toddobaadkiiba ka qaadan doona City adduun dhan  £60,000 xilli £100,000 toddobaadkiiba uu ka qaadan jiray Barcelona.

City ayaa filaysa in heshiis ku dhaqan galo muddo kooban, Juventus ayaana laga dhursugayaa inay laacibkan kusoo anbabaxiso 48-kii saacadood ee soo aadan.

 

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan